Adeegyadeena
Printing Services
- Nashqadaynta Boorarka
- Daabacaada Buugaagta
- Daabacaada ID-Cards
- Daabacaada Istiiikaradda
- Shahaadooyinka
- Imtixaanadda
Design & Branding
- Qaadista Sawirada
- Samaynta Tiimbaraha
- Samaynta Loogooyinka
- Buufinta Funaanadaha
- Buufinta Koobabka
- Diyaarinta Xafladaha
Alaabta Madbacadda
Everything you need for your business
Daabacaada Imtixaanada
Waxaan kuu daabacaynaa imtixaanada si wanaagsan oo degdegsiimo leh
Dalbo hada
7+
Sano oo Khibrad ah
Tayada Ugu Fiican
Nagu Saabsan
Madbacada Casriga ah ee
Tawakal
Madbacada Tawakal waa madbacad casri ah oo bixisa adeegyo daabacaad oo tayo sare leh, sida buugaag, boorar, kaarar, iyo dukumiintiyo kala duwan.
Waxaan ku dadaalnaa degdegsiimo, tayo Sareysa, iyo qiimo macquul ah si aan u daboolno baahida macaamiisheena.
Hadafkeenu waa Qancinta Macaamiisheena.
Tayo Sareysa
Agab tayo leh iyo mashiino casri ah.
Adeeg Deg-deg ah
Waqtigaaguna waa noo muhiim.
Qiimo Jaban
Qiimo macquul ah oo aad ku qanki doonto.
Xiriirka
Noogu kaalay xafiiska ama naga soo wac telefoonnada hoos ku xusan.